Deg Deg Daawo: Ciidanka Jiida Oo Hanjabaad Udiray Madaxweyne Farmaajo iyo Khayre,

Ciidamada qalabka sida ee dawlada Fadaraalka soomaaliya gaar ahaan ciidamada ku sugan Baraawe ayaa maanta kula hadlay deegaankaasi warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidankan ayaa Ka cabaanaayay Mushahaar la aan mudo ku dohw afar Bilood waxayna ugu baaqen in baaqooda mudo 24 Saac Gudohoood ah ay dawladu kaga soo jawaabto.

Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Khayre ayay uga digen in aysan ka dhago adeegin baaqooda hadii kale ay ka soo bixi doonan Magaalada Baraawe,