Iyadoo maamulka Muuse Biixi daba gal xoogan ku hayo wasaarada gaashandhiga iyo hawlaha guud islamarkaana waaran loo gudbiyay wasiirada wasaaradahaasi ayaa waxaa goordhaweyd warbaahinta la hadlay fahiima oo kamid ah kooxaha u rabaysan maamulka jeegaanta.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Fahiima Yuusuf quuje waxaa ay sheegtay inay nasiib daro tahay in muuse dabagal ku sameeyo ragii tolkood uga go’ay islamarkaana uu waliba ku eedeeyo musuq maasuq iyo in lagu sameeyo dabagal.
‘Marki lahalaa Wasir Guri Barwaaqa ayaa Waaran loo jaray waan oga inuu Dawlada leeyahay oo Aan La xidhay ee waxaa meesha loogu soo Gabanaayay waa wasiirada Harti ayay tidhi fahiima ad u cadhaysan
Isku soowada duubo horgaladan haatan la saaray culays ayaa ah kuwo ku mabay lacag aan lahayn xisaab oo sabab u noqotay inay dhulka khaatumo dhaaftasan lacagtaas bila xisaabta ah
