War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

Muqdisho{ Khaatumonews }Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir.

Wararka aan heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in Qarax la sheegay in uu yahay Gaari Wax lagu xiray uu ka dhacay meel u dhow daarta MBC, oo u dhow Isgoyska Black Sea

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir.

Wararka aan heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in Qarax la sheegay in uu yahay Gaari Wax lagu xiray uu ka dhacay meel u dhow daarta MBC, oo u dhow Isgoyska Black Sea