Jigjiga{ khaatumonews }Wasiiro iyo Wasiiro ku xigeeno katirsan Xukuumada Dawlada Deegaanka itoobiya ayaa saaka ka soo kicimay Magaalada Jig Jiga.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Waftigani Ayaana Waxay Mari doonaa Deegaanada beesha Dhulbahante Ka degantahay Gobolka Dool Waana Wafti Xaqiiqo Raadin ah.
Waxaa lagu War Galinayaa Bulshada Deegaanka gobolka Doolo Heer gobolka iyo deegaan inay wafti la shaqeeyaan soona dhaweeyaan.
Waftigani ayaana la Kulmi doona Isimada Cuqaal, Waxgaradka Deegaankaasi oo Xog aruurin ka Qaadan Doona.
