Deg Deg Daawo::Maamulka Muuse Biixi Oo Mamnuucay Qaar Kamid Ah Shirkadaha Isgaadhsiinta.
Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada maamulka snm Cabdiweli cabdilaahi Suufi ayaa shaaciyay in maamulka snm uu Ruqsadii ay kaga shaqaynaayen deegaanka snm kala laabten labo kamid ah shirkadaha isgaadhsiinta.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shirkadaha laga mamnuucay deegaanka snm ilaa amar danbe ayaa kala ah Shirkafa Nation Link iyo African Online
Maamulka SNM ayaa shirkadahan ku eedeyay in ay bixin waayen cashuurta

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.