Deg Deg Daawo:Maamulka Banaadir State Oo Weeraray Dawladda Soomaaliya,

maqal iyo muuqaal Wararka

London{ Khaatumonews }Xuseen Cali Nuur oo ku hadlaaya afka golaha wakiilada Banaadir State ayaa ka jawaabay hadal raysal wasaaraha soomaaliya ka soo yeedhay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuulkan ayaa sheegay inay aad uga xunyihiin in Raysal wasaare khayre ku sheego ciidanka qaranka maleeshiyaad mooryaan ah oo aan ka tirsaneen ciidanka isagoona ku tilmaamay dawlada soomaaliya mid fashilan tahay,