600 Deg Deg Daawo:Kulankii Jaaliyadda SNM ee Biljam iyo Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Kulankii Jaaliyadda SNM ee Biljam iyo Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya,

Raysal wasaare kuxigeenka Dowlada Federalka Soomaaliya Khadar Maxamed Guleed (Mahdi) oo booqasho shaqo ku joogay Xarunta midowga Yurub (European Union) ee ku taala Magalada Brussels ee Wadanka Biljim (Belgium) ayaa kulan kula yeeshay Magalada Brussels Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Belguim.

Kulankaasi oo ahaa mid jawi dagan ku bilaabmay ayaa waxa uu Raysal Wasaare kuxigeenku ugu waramay Xaalada guud ee Wadanka Soomaaliya, Wada hadalada u dhexeeya Dowlada Federalka iyo Somaliland iyo arimo kale oo muhiima oo kulankaas laysla soo qaaday

Waxa xubnahii haldoorka Jaaliyada ee kulankaasi ay iyaguna dhinacooga uga warameen xaalada nololeed ee Soomaalida Wadanka Belgium  iyagoo su aalo badana ka waydiiyay Siyaasada guud ee Soomaaliya iyo ta Somalilandba, dhamaàn su’alaahaas oo uu Raysal Wasaarahu si haboon uga jawaabay.  Waxaanu kulan kaasi aakhirkii kusoo gabogaboobay si qurux badan iyadoo Raysal Wasaare kuxigeenkuna uu uga mahad celiyay kulankaas iyo siday ugu soo dhaweeyeen Wadanka Belgium iyadoo laysla soo qaadayna in xidhiidhka la joogteeyo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...