Waxaa magaalada muqdisho Ku Sugan Gaar Ahaan Guriga Wiilka uu dhalay Cumar Carte qaalib Sucaad carmiye oo ahayd haweenay Iska Oohin Jirtay Dadkana U Sheegi Jirtay Nacaybka iyo Cunfiga ay Somalia U Qabto
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sucad waxaa meher saday Xildhibaanka Faarax Cabdulqadir waxaana lagu wada maalmaha soo socda in uu Ka Qabsoomo Magaalada Muqdisho aroodkeeda.
Maaha wax lala yaabo arooska haweenaydan laakiinse waxaa layaab ah in sucaadi shalay Umada Kala irdhaynaysay In maanta Jacaylkii Ka Galay muqdisho,
Jabuuti wixii ay ka samaynaysay Waynu Ogayn maantana Waa aroosada hal kan hoose ka daawo muqaalkeedi.
