Faysal cabdi Bootaan oo Ah sarkaalkii Habar Jeclo ee ceelafweyn ku laayay Shacabka ayaa haatan wali ku sii cadcad colaada iyo duulaanka Beesha Habar yoonis,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Faysal oo maamulka Muuse Shidaalinaayo islamarkaana loo carbinaayo duulaanka Caare ayaa haadan awoodiisi kusoo ururtay in uu muqaalo been ah ka saameyo jaaahda Dulmi-diid Ee Kornayl Caare hogaamiyo isagoona soo bandhigay labo kamid ah maleeshiyaadkiisa kana dhigaya inay yihiin saraakiil ka soo goosatay Caare,
