
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordon iyo Taliska Guud.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxwayne Farmaajo ayaa kulamo xog wareysi ah la yeeshay saraakiisha ugu sarreeysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Ugu dambayntii Madaxwyanaha ayaa ka digay Codowga Gudaha iyo Kuwa Debedda isagoo sheegay inay jiraan dad doonaya inaan Soomaaliya Marnaba ku istaagin Cagaheeda.

62 total views, 1 views today