Daawo:Hotel Casri ah Oo Laascaanood Laga Furay
March 25, 2019
Magaalada laascaanodo caasimada gobolada khaatumo ayaa laga hirgaliyay markan hotel casri ah oo inta ilaa iyo hada hotelada ka dhisan caasimada noqonaya hotelka ugu casri san,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Laascaanood ayaa sanadihii ugu danbeeyay waxaa ka soconaayay horumar laxaad leh oo shacabka gobolkaasi is iskood ah ay iskugu tashadeen
