dahabshiil

War Deg Deg ah:130 qof Oo La Xasuuqay iyo Wararkii ugu Danbeeyay.

In ka badan 130 qof ayaa lagu dilay Sabtidii weerar lagu qaaday tuullo ku taala bartahama dalka Mali kaddib markii rag hubeysan oo xiran dharka ugaarsatada qowmiyada Dagon ay weerarkaasi fuliyeen.

Rag hubeysan ayaa isku hareereeyay tuullada aroornimadii shalay ka hor inta aysan weerarka ku qaadin dad guryahooda ku jiray deegaanka Ogossago ee gobolka Mopti.

Ragga hubeysan ayaa bartilmaameedsaday xuno ka tirsan qowmiyada Fulani kuwaasi oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin kooxaha jihaad doonk ah.

Weerarka ayaa dhacay xili safiiro ka socday Qaramadda Midoobay ay ku sugnaayeen Mali si ay ugala hadlaan dowladda Mali rabshadaha ka dhaco dalkaasi.

Guddiga howlgalka amniga ayaa la kulmay ra’iisal wasaaraha Mali Soumeylou Boubeye Maiga, si ay ugala hadlaan hanjabaadaha sii kordhaya ee ka imaanaya dagaalyahaada jihaad doonka ee bartamaha dalka Mali.

Dadka ay dhibaatadu kasoo gaartay weerarkan ayaa lagu dilay qoryo iyo baangado sida saraakiisha amnigu ay u sheegeen wakaalada wararka ee AFP.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=10540

Posted by on Mar 24 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841