Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
Deg Deg:Madaxweyne Mustafe Cagjar oo loogu baaqay in uu is casilo
Jigjiga{ Khaatumonews }Waxaa soo baxay Siyaasiyiin dhaliilsan siyaasada uu Madaxweyne Mustafe Cagjar ku hoggaamiyo Dowlad deegaanka Soomaalida, iyaga oo ugu baaqay in uu is casilo.
Waxaa ay siyaasiyiinta sheegeen in musuq farabadan uu ka jiro dowlad deegaanka,isla markaana Xukuumaddii Cabdi Maxamuud Cumar iyo tan hadda jirta mudo lix bilood ah ay musuq maasuq ay ku wada gaareen.
Mid ka mid ah Siyaasiyiin dowlad deegaanka ayaa sheegay in Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo xukuumadiisa ay yihiin kuwo dhibaatooyin ku haayo dowlad deegaanka,waxaana uu ugu baaqay in Mustafe Cagjar uu is casilo.
Sidoo kale waxa uu sheegay in hadii ay xilka ka degi waayaan ay iska dul qaadi doonaan, hayeeshee weli Madaxweyne Mustafe Cagjar uusan ka jawaabin eedeynta loo jeediyey.
Siyaasiyiin kale ayaa horay waxaa ay eedeyn iyo dhaliilo kala duwna waxa ay u jeedin jireen Madaxweynihii dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar oo ku xiran Xabsi ku yaalla Adis Ababa, hayeeshee aan weli waxba is bedelin.

Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.