Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Guddiga la magacaabay ayaa waxaa uu ka kooban yahay todobo(7)xubnood oo kala ah;
1 – Xamse Cabdi Barre
2 – Axmed Cumar Maxamed
3 – Samsam Macalin Faarax Abuukar
4 – Mursal Siyaad Maxamed
5 – Ibraahim Aadan Ibraahim
6 – Maxamed Cusmaan Yuusuf
7 Axmed Maxamed Yuusuf
