Deg Deg Daawo:Qosolka Horgaladii Harti Oo Ka Xanaaqay Qudbadii Muuse Biixi Sababta Daawo!

Muuse Biixi oo maanta ka hor jeediyay golayaasha barlamaanka iyo guurtida maamulkaasi Qudbada sanad-Laha ayaa marku ka hadlayay dhanka horumarka iyo mashaariicda uu ka qabtay gobolada Burco,Hargaysa Berbera iyo Awdal waxaa uu sheegay in uu malaayiin Dollar galiyay sanadkaasi,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qudbada Muuse Biixi ku muusan soo qaadin wax wax qabad ah uu ka qabtay Deegaanka sool iyo Sanaag taaso sabab u ahayd mar hadii uusan galin wax dhaqaale ah waxaana taasi sababtay in horgaladii isku yaqaanay inay kamid yihiin maamulka muuse ay ka cadhoodan qudbada muuse biixi.