Deg Deg Daawo:Dhulgariir Caawa Ka Dhacay Kenya,

Waaxda Saadaasha Hawada Kenya ayaa hadda sheegtay in dhul gariirkii caawa 7:22 laga dareemay qeybo ka mid ah Nairobi uu cabiirkiisu dhammaa 4.8 oo ah qiyaasta cabbirka Dhulgariirka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Meelaha laga dareemay waxaa ka mid Nairobi, Kiambu, Machakos, Mombasa, Nyeri iyo Makueni.

Wali si rasmi ah looma xaqiijin khasaaraha ka dhashay Dhulgariirkaasi.