Degmada widhwidh ee gobolka cayn maanta waxaa lagu soo gabogabeeyay shir nabadeed lagu xalinaayay dillal ka dhacay deegaanka gocondhaale ee gobolka cayn,12 Bishii Koobaad ee 2019

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Beelah dilkaasi dhexmaray gaar ahaan Jifiyada arrintani u taalay ayaa isugu yimid shir 22 bishan degmada widhwidh iyadoona usoo xidhmay 24 bishan maanto oo axad ah.

Wariye Liibaan Qaran oo Kamid ah Wariyasha khaatumonews ayaa Waraysi la yeeshay Gudoomiyaha Ceegaag Axmed Ciise Cawil Qoob kaaso sheegay in shir nabadeedkaasi kusoo dhamaaday guul.

Shirka waxa goob joog ahaa dhanka isimada Garaad cabdirisaaq garaad soofe

Labadii Qof ee Ku Dhintay Deegaanka Gocodhaale ayaa laga xukumay Qofkiiba 120 halaad iyo Mudo Lix Bilood ah In lagu Bixiyo.