Deg Deg Daawo Video:Muuse BIixi Oo Qudbadii Sanadlaha Ahayd Maanta Jeediyay.

Hogaamiyaha maamulka SNM Muuse BIixi Cabdi ayaa maanta Golayaasha Barlamaanka iyo Guurtida maamulka snm ka hor jeediyay qudbadii sanadlaha ahayd.

HALKAN KA DAAAWO VIDEO

Muuse Biixi Ayaa ku soo qaatay qudbadiisa arrimaha wadahadalka maamulka U Hogaamiyo iyo dawlada fadaraalka soomaaliya,xaalada amni ee maamulkaasi.tan dhaqaalaha iyo arrimo kale oo badan,