Warbaahinta Hargaysa ayaa dabagal xoogan ku samaysay shaqaalaha iyo xubanaha Ka soo jeeda Deegaanka Sool sanaag iyo Awdal ee maamulka SNM Ushaqeeya iyo Wasirada Xilalka Ka haya Maamulka Muuse Oo Si Xidiid Nimo ah Loogu Xushay xilkaas.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Saleebaan Cali Koore Wasiirka Biyah SNM oo ah Nin ka soo jeeda Sool Ayaa xilka Lagu Siyay kadib markuuu uu la xididay Muuse Biixi.
Sidoo kale Wasiir Faratoonka arimaha dibada ayaa isna la xidid ah qoyska Muuse Biixi.
Wasiirka Beeraha Maamulka SNM ayaa isna la xidid ah Muuse Biixi
Gudoomiyaha Barlamaanka SNM Baashe ayaa isna Xidiid Nimo ku helay Gursiga.
Intaas hadaan Kaga Dhimaano Dhanka wasiirada Lagu siiyay xilka Xididnimada shaqaalaha maamulkaasi intee ayaa ka soo jeeda ,Awdal iyo sool iyo sanaag,
Shaqaalaha Guud ee maamulka SNM ayaa ka kooban 15 Kun oo Qof Gobolada Sool Sanaag iyo Awdal Shaqaalah ugu jira ma dhama 800 qof.
Halka Hargaysa shaaqalaha Ka soo jeeda Ka kooban yihiin 9270 Kun oo qof oo 8000 Kun oo kamid ahi ka soowada jeegan hal xaafad
Dhanka Hay’adaha gobolada Sool iyo sanaag waxaa loogu sheega inay yihiin kuwo amni daro iyo colaad la ah rafiiq waliba gabaad u ah waxa loogu yeedho argagixiso,
