Deg Deg Daawo Video:Qudbadii Horgal Cali Khalif Galaydh Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa.

Cali Khaliif Galaydh ayaa Xalay ka Qayb galay  Dood ku saabsan Dastuurka Maamulka SNM oo ka Qabsoontay magaalada Hargeisa, Wuxuuna ka hadlay Arimo kala duwan,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Dadka doonaya inay badalaan Dastuurka Somaliland waa anaga,  Waxaanu doonayno maaha Sad-bursiino Nala Siiyo,   iyo Wixii hore ayaa la Duminayaa, Lama socon in doodahan oo kalaba ay Hargeisa ka furan yihiin waa Alle mahadiis”.

Wuxuu si gaar ah uga hadlay dooda ka taagan Fulinta Heshiiskii uu la galay SNM Iyadoo dhowaan masuuliyiin ka tirsan Maamulka SNM ay shegeeen inaan la furaynin Dastuurka S.land.

“Cida leh dastuurka lama Furayo ma Summadii Geelooda ayaa ku taalla, Waxaan rabnaa oo iga daacad ah  inuu Noqdo Dastuur Jira oo Nool,  Xoogaa Sumcad ah ayaa Somaliland Debedda u martay, waana intaas oo lagala sii dhowaado.” Ayuu yidhi Cali Khaliif.

Hoos Ka Daawo Muqaalka Cali khaliif Galaydh.