600 War Deg Deg ah:Boosaaso 10 Qof Oo Dhimadsho ah iyo Dhaawac Intaas Ka Badan | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg ah:Boosaaso 10 Qof Oo Dhimadsho ah iyo Dhaawac Intaas Ka Badan

Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno gobolka Bari ayaa sheegay in ugu yaraan 5 qof ay ku geeriyootay 10 kalena ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kadib markii gaari ay la socdeen dadkuu uu qalibmay.

Dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay shilkan ayaa la sheegay in ay u badan yihiin arday Dalxiis ugu socotay deegaanka Laag oo 30 KM u jira magaalada Boosaaso, waxaana goobta shilku ka dhacay gaaray masuuliyiin ka tirsan Puntland.

Ardayda dhaawcyadu ay soo gaareen ayaa loo soo qaaday cisbitaalka weyn ee magaalada Boosaaso halkaas oo lagu dabiibayo, waxaana dhakhaatiirtu ay sheegeen in dhaawacyadu ay u badan yihiin lafaha ah oo bur buray ardayda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...