dahabshiil

Deg Deg Dhagayso:Xasan Daahir Aways Oo War Culus Ku Dhawaaqay,

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamiga ah ee Soomaaliya, Sheekh Xasan Daahir Aweys, oo kasoo muuqday muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada ayaa ka hadlay kiisaska kufsiga ee dalka..

HALKAN KA DHAGAYSO

Xasan Daahir Aweys ayaa ugu baaqay hay’addaha garsoorka in ay si qoto dheer u eegaan xukunada ay ku ridayaan kiisaska kufsiga.

Xasan Daahir oo si gaar ah uga hadlay kiiska kufsiga Caa’isha Ilyaaas, oo inta la kufsaday kadibna lagu dilay Gaalkacyo, ayaa ku baaqay in dadkii ka dambeeyey falkaas lagu fuliyo xukun dil ah.

Xasan Daahir waxa uu sheegay in kiiskaas uusan ahayn oo kaliya kiis kufsi balse uu la socdo dil, sidaas darteedna dadkii ka dambeeyey ay isaga la tahay in xukun qisaas dil ah lagu fuliyo.

Kiiskaan gabadhaasi ayaa haatan horyaalla hay’addaha cadaalada maamul goboleedka Puntland, kuwaasi oo xukunka laga sugayo, waxaana qaabka loo maareynayo dhaliila aabaha Caa’isha oo sheegay inuusan ku faraxsaneyn sida mas’uuliyiinta Puntland ay kiiskan u xalinayaan.

Illaa iyo todoba qofood ayaa kiisaskii ugu dambeeyay ee kufsi la xiriira ee dhacay Puntland loosoo qabtay, kuwaasi oo la sheegay in qaarkood lasii daayay.

Waxaa jira warar sheegaya in la doonayo in kiiska hab beeleed lagu xaliyo, si ragga gaystay looga bad-baadiyo inay xukun dil ah maraan, taasi oo Caa’isha aabaheed uusan ku faraxsaneyn.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=10446

Posted by on Mar 22 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841