Deegaanka Gocondhaale iyo caroweyn oo dhamaan hoostaga Gobolka cayn gaar ahaan buuhoodle ayaa maanta laga qeybiyay Manjahka SNM.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Buugaagtan oo ay ku qoran tahay Manhajka SNm waxaa qarash badan ku bixiyay maamulka Muuse Biixi si looga saaro meesha Manhajka Soomaaliya iyo taariikha soomaaliya looguna badello taariikhda snm iyo tan maamulka muuse biixi.
Si kastaba ha ahaate Deegaanada Gobolka cayn hada laga qeybiyay manhajkan ayaa ah deegaano ay ku sugan yihiin Agoontii aabayaashood lagu laayay Dagaaladii kalshaale.
