
Magaalada Burco oo laga Furay markii ugu horeysay goob haweenku ku dhisan jidhka halkaasi oo ay ku samaynayaan jimicsi iyo Jidh Dhis.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
In Haweenku dhisan jidhka waa mid in badan oo culimada soomaaliyeed ahi ka digen kuna tilmaamen mid aan wacneen oo haweenayda ka luminasa muqaalkii dumar nimo
Hadaba waxa is weydiin mudan Jiimka ama Jidh Dhisku haweenka ma qurxiya jawaabtu waa maya oo hawenka waxaa uu jidhka oo ay dhisan u sameeya Muqaal Rag iyo Wajiga oo Koodad Dhaadheer ka soo baxan sidoo kale waxaa si qab daran u dhismaha Qaarka Danbe haweenka,

46 total views, 2 views today