600 Deg Deg:Muuse Biixi iyo Madaxweynaha Eritrea Is Dhaafsatay Waraaqo, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Muuse Biixi iyo Madaxweynaha Eritrea Is Dhaafsatay Waraaqo,

Hargaysa{ khaatumonews }Kadib markii magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka SNM ay booqasho ku tageen wafti ka socda dalka Eritrea oo uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Dibeda dalkaasi Cismaan Saalax oo kulamo kala duwan la qaatay madaxda SNM Ayaa warar hor dhac ah waxa ay sheegayaan in ay suura gal tahay in dhowaan ay kulan wada yeeshaan labada madaxweyne ee SNM iyo Eritrea.

Kulankan labadan madaxweyne Muuse Biixi iyo Isaias Afwerki ayaa la filayaa inuu ka dhaco midkood magaalooyinka Hargeysa iyo Asmara, iyagoo labada madaxweyne isku diray warqado martiqaad rasmiya oo mid kastaba midka kale ugu yeedhayo inuu booqasho ugu yimaado.

Wararka ay warbaahinta Khaatumonews heshay ayaa intaas kusii ku daraya in suurto gal tahay in Muuse Biixi uu socdaal ku tago magaalada Asmara ee dalka Eritrea oo wafdigii Eritrea marti qaad rasmiya uga sideen madaxweyne ─░saias Afwerki, waxaana xigi doona booqasho Afwerki ku tagi doono magaalada Hargeysa.

Dhinaca kale masuuliyiin ka tirsan maamulka Muuse Biixi ayaa iyaguna sheegay in Biixi uu dhowaan booqasho ku tagayo magaalada Asmara ee dalka Eritrea si uu ula kulmo madaxweynaha Eritea,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...