Garoowe{ Khaatumonews }Shirkii Khamiislaha ahaa ee gollaha Wasiirada Puntland oo uu shir gudoominayey madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadkan looga hadlay arimo ay kamid yihiin Amniga, Xaalada Sanaag iyo Duulaanka snm Ansixinta, Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2019, Abaaraha iyo arrimo kale oo muhiim.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta iyo dalxiiska Cali Xasan Axmed Sabarey oo ka warbixiyey shirkani markii uu soo gaba gaboobay ayaa sheegay in laga wada hadlay arimo badan.
