
Saraakiil kamid ah Ciidanka Puntland iyo taliyaasha ciidamada Puntland ayaa Kormeeray oo mid mid u dul istaagay Goobhii saaka laga Baaciyay maleeshiyada SNm ee Duleedka Ceerigaabio,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiiro iyo madax ka socda Puntland ayaa Iyana qeyb ka ahaa booqashada Deegaanka Yubbe ee Gobolka Sanaag iyagoo farrimo halkaasi uga diray maleeshiyada snm,

55 total views, 1 views today