Deg Deg Daawo Video::-Xubin ka Goostay Wadani Oo U Galay Ucid Soona Fagay Siro Badan.

Sarkaal hore uga tirsana Xisbiga aan Aqoonsaneen maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi ayaa iska soo dhiibay Xisbiga Wadani isagoo isku dhiibay Xisbiga Faysal cali waraabe islamarkaana Shaaciyay Arrimaha uga soo baxay wadani,