Deg Deg Daawo Video:Xildhibaan SNM AH Oo Qarxiyay Sir Culus iyo Lacag Muuse Biixi Ku Bixiyay shir Halis ku ah Itoobiya.

Xildhibaan ka tirsan barlamaanka maamulka snm kana mid ah xildhibaanada ka soo jeeda Beesha Caare ayaa qarxiyay sir culus.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Cabdiraxmaan xoog ayaa sheegay in Maamulka SNM ku bixiyay shirkii beelaha direed lacag gaadhaysa 150 kun oo dollar.

‘Waxaa hubaal ah shirkii Hargaysa laga abaabulay ee beelaha direed in xukumadu ku bixisay lacag gaadhaysa 150 kun oo dollar boqol waxaa bixiyay xukumada labo min labaatana waxaa bixiyay laba nin oo ganacsato ah lacagtaasi waxaa gacanta loo galiyay ninkii laha waxaan ahay boqorka dir ee Gare waxaana nasiib daro ah in lacagtaasi baahi loo qabay dabka lagu galinaayo jaarkeena dawlad deeegaanka’ayuu yidhi;