Deg Deg Daawo Video:Wasiir Hargaysa Jooga Oo yidhi Farmaaja ila soo Hadlay Muxuuse Ku yidhi’

Wasiir abgaal oo Kamid ahaa xukumadii hore maamulkii siilaanyo ayaa dhawan bulshada deegaanka snm ka codsaday inay cafiyan kadib xoolo xaaran ah u cunay intuu xilka hayay Wasiir abgaal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Abgaal ayaa sheegay markii uu Siidaayay Baaqiisi cafiska ahaa ee u dalbaday in habeenkiiba uu la soo hadlay madaxweyne Farmaajo kuna yidhi Sadexdan Kalmahood”’Sadex erey uunbuu aniga ninkaasi ugu yidhi adeer wax aan soomaali ku hadal ayaad ku hadashe sida somaalida kalaba kugu soo ducaysan kugu soo duceenaya Nambar tuu wax ku qaadashay noo tahay intayadan maanta xilka haysa iyo inta doonasaba inaad saas wax ugu dheeratana wa kugu hambalyeenaya’