Deg Deg Daawo Sawiro:Xisbiga Wadani Oo Ku Haawiyay Xafladii Xalay Ee Muuse Biixi Usameeyay weftigii Ereteriya,

Madaxweynaha Maamulka SNM   Muuse Biixi Cabdi, ayaa casho-sharaf ku maamuusay  wasiirka arrimaha dibadda dalka Ereteriya, Mudane Cismaan Saalax Maxamed iyo wafdi la socday oo safar shaqo shalay ku tagay Hargeysa.

Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea iyo wafdiga la socday ayaa xalay ku hoyday magaalada Hargeysa, waxaana wafdigan Madaxtooyada SNM loogu sameeyay casho sharaf lagu maamuusayay.

Casha Sharafta waxaa u samayeey wasiirka maamulka muuse biixi iyo gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe iyadoo ay xusid mudan tahay in aanu goobta joogin xisbiga wadani o an sagu aqonsaneen maamulka muuse,