DAAWO:-:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Weftigii Gobolka Sanaag Puntland U Dirtay oo arin halis ah ku dhawaaqay.

Wefti Maamulka puntland u diray gobolka sanaag ayaa ku dhawaaqay xaalad dagdag ah oo halis badan kadib booqasho ay ku joogen maalmihii la soo dhaafay.