Daawo:Horgalada Warsangali Oo Ka Hadlay Duulaanka Sanaag.

Mid kamid ah Horgalada ka soo jeeda gobolka sanaag gaar ahan deeganada haatan duulaanka maamulka snm ku wado ayaa ka hadlay maleeshiyada snm ku weerartay deegaanka.