Deg Deg:Madaxweynaha Khaatumo Oo Jiida Hore Gaadhaya Iyo Sarakiil Wehelinasa,

Madaxweynaha maamulka khaatumo Mudane Cabdul cagaluule iyo wefti saraakiil ah u hogaaminaayo ayaa gaadhay jiida hiore Tukaraq,

MD Cagaluule iyo saraakiisha ayaa kulamo la qaatay ciidanka jiida ee Badbaado khaatumo iyo saraakiisha hogaaminasa ee jiidaasi ku sugan.

Socdaalka madaxweynaha ayaa imaanaya xili uu socdo olole xoogan oo maleeshiyada Jeegaanka looga saraayo gobolka sool.