Deg Deg Daawo::Gudoomiyihii Puntland ee Gobolka Sool Oo Maanta laascaanod Iska Soo Dhiibay,

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Sool Ee puntland  Bilidhig Gelle oo maanta si’aan kalahadh lahayn loogu soo dhaweeyey Magaalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.


Shacab tiro badan oo wata sawiradiisa iyo Gaadiid tiro badan ayaa kaga horyimid deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo hilaadii 50 km ujirta magaalada laascaanood.

Gudoomiyaha ayaa lagu xasuusta weeraradii qorshaysa ee uu ka fulin jiray gobolka sool mudadii uu xilka hayay iyo hadaladii adkaa ee uu hawada u marin jiray maamulka snm balse lama garan sababta dib ugu soo calisay halkuu xorenta kawaday ee cadowgu joogay.