Saamiya Suleyman waa Gabadh soomaaliyeed oo reer muqdisho ah waxaana ay mudo Afar Maalin Ka kooban La Qaadatay Ninkeeda Cabdiwaaxid Jibriil afraxhalka subax shanaadkiina markuu suuqa uga baxay uu toogtay askari ka tirsan dawlada soomaaliya.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO MUQAAL
Saamiya ayaa warbaahintu ku booqatay aqalkeeda iyadoo ka waran tahay sida wax u dhecen.
