Dhagayso:Dhacdo laascaanood Ka Dhacday Nin Xoog Maamulka SNM Uga Furay xaas Uqabay.

Laascaanood {Khaatumonews } Maxkamada degmada Laascaanood ee maamulka SNM ayaa Xi xoog ah u fasax day xaawo oo ah haweenay Reer Koonfureed ah oo uqabay Nin ay isla reer Koonfur ahaayen kaaso aabeheed siiyay.

HALKAN KA DHAGAYSO

Haweenaydan ayaa U tagtay maxkamada maamulka snm ee laascaaood iyadoo xi xoog ah looga furay Gabadhaasi ninkeedi oo aan raali ka ahayn in uu furo.

Sidoo kale waxa ay xidhen maleeshiyada snm Aabaha dhalay Gabadha iyo Ninkii qabay oo ku adkaystey in aan la furay haweenayda.