Shacabka soomaaliyeed waxaa looga digaya arrin halis badan oo soo gashay dalkeena islamarkaana aan la aamini karin qorshaha ka danbeeya.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Arritan ayaa Ah Cuntada loo yaqaan JEBIS-ka ama Baradhada la shiilo oo inta badan laga keeno iimaaraadka ayna soomaaliya keento shirkada Al-Mudhis ayaa waxaa ku Daabacan dusheeda sare In Lacuni karo sanad oo kaliya islamarkaana ay dhacaso sanad kadib waxaana intaas raacsan kaliya waxaa loo dhoofin kara Jebiska Dalka soomaaliya.
Su aasha isweydiinta mudan ayaa ah sababta soomaliya loogu khaas yeelay Dhoofinta JEBISKA?
Emailka khaatumooffice44@gmail.com

