Wasiirka Dastuurka maamulka SNM ayaa fadhiga ka cararay xili waraysi uu lalaha mid kamid ah wariyaasha Hargaysa.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirkaasi ayaa la weydiiyay arrimo badan oo ay kamid tahay somaliland goormay dastuurka u furaysa cali khaliif iyo kooxdiisi.
Ma usan cadeyn in wax dastuur ah loo furaayo wasiirkaasi kooxda cali.
Sidoo kale wasiirka ayaa waraysiga oo socda ka kacay fadhiga kadib tuuray Mikirifoonka markii uu wariyuhu ku soo celceliyay in uu meel cad saaro arrimaha cali khaliif Galeydh.
Waraysigan ayaa noqonaaya mid tusaale cad u ah Horgale cali khaliif galaydh oo rajo ka qaba maamulka snm iyo riyada ah dastuur furista aan gaadh siisnen meelna ee shacabka khaatumo uu ku khiyaameyay,
