Deg Deg Daawo Video:Jabhada SNM Oo Tidhi ‘Xadkayagu Dhabar Ayuu Ka Shisheeya’Eedna Dusha usaartay dawlada Ingiriiska.

Xildhibaan ka tisan maamulka snm ayaa bogaadiyay maleeshiyaadka snm ee gaadhay deegaanka yube ee gobolka sanaag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

waxaana u sheegay in yuube tahay duleedka ceerigaabo balse ciidanku ku socdaan meel ka shishaysa Dhahar oo ah Xuduudka SNM.

Dhanka kale waxaa uu xildhibaan cabdiraxmaan dheere dusha usaaray eed dawlada ingiiiska oo u sheegay inay ku fadhido aqoonsiga maamulka snm.