War Deg Deg Ah:Dekeda Berbera Oo Xidhan Maanta

Dekedda magaalada Berbera ayaan maanta wax shaqo ahi ka socon kadib markii ganacsatadii wax kala soo degi jiray ay joojiyeen.

Ganacsatada ayaa ka cabanaya lacago shirkdda DP World ee maamusha Dekeddu ku kordhisay.

Ganacsato arrimahan ka cabanaya ayaa la filayaa in maanta ay la kulmaan madaxweyne Biixi.