Muuse Biixi Oo Hub iyo Lacag ka Soo Qaaday Imaaraadka iyo Qorshaha Ciidanka lagu Carbinayo Duleedka Sool,

Hogaamiyaha maamulka Snm Muuse Biixi Cabdi ayaa dawlada imaaraadku siisay lacag aad u badan iyo hub xoogan.

Muuse Biixi ayaa qorshaynaya duulaan xoogan oo ka dhan ah Gobolka sanaag isagoo qorshihiisi yahay in uu gacanta ku dhigo magaalooyinka Badhan Dhahar iyo Laasqoray..

Dawlada imaaraadka ayaa balan qaaday inay Qarashka iyo Hubka Fuduudba intii u doono ay ku bixinaso sidii uu deegaankaasi gacanta ugu dhigilahaa islamarkaana uu xadka sanaag oodhan gacantiisa usoo galinlahaa.

Sidoo kale Deegaanak Dhaban-Saar oo dueleedka laascaanood ah waxaa uu Muuse Biixi ka furay talis lagu tababaro maleeshiyaadka Ka soo jeeda SSC si qorshiihii Shaqo qaran mid ka duwan balse ciidan Qoris qarsoon ah iyo tababar isugu jira .

Is abaabulka Uu Muuse Kawado Bari iyo Galbeedka ayaa ah mid Dhaqaalaha ku baxaya ay qeyb weyn ka tahay dawlada imaaraadku.

Sidoo kale dawlada imaaraadja ayaa muuse biixi waxaa ay Guri ka siiyay Dalka imaaradka halkaasi oo u noloshiisa ku noolaan doono kadib marka uu ka dago xilkaasi dhiig badan iyo colaadna uu la galo faraha,

KHAATUMONEWS.COM