Taliyaha Booliska maamulka snm Mr Dhagacade ayaa ka bixiyay faahfaahin dil ka dhacay Badhtamaha laascaanood.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dilkan ayaa loo geestay mid kamid ah askarta snm ee ka soo jeeda gobolka sool balse ilaa hada sida u sheegay Dhagacade cid looma hayo dilkaasi.
