Magaalada Buuhoodle xarunta gobolka cayn waxaa saacadihii la soo dhaafay gaadhay ciidamo aad u badan oo ka socda itoobiya.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Ciidamadan ayaa yimid kadib markii lagu dilay gudaha Buuhoodle sarkaal ka tirsanaya ciidamada itoobiya,

Dilkan sarkaalka ayaa lala xidhiidhinaya dil hore ciidama itoobiya uga geesten Buuhoodle.

Lama saadaalin karo xiisada Haatan Buuhoodle halka ay ku danbayn doonto balse wararka khaatumonews helayso ayaa sheegay in saraakiisha itoobiya ee timid ay iska soo baaciyen xubno la shaqayn jiray oo deegaanka Buuhoodle ka soo jeeda.