Daawo::Fadeexaad Ka Raacday Muuse Biixi New Hargysa Xalay iyo Shacabkii Oo Albaabada Ka xidhay,

Xaafada New Hargaysa oo ah xaafad aan laga taageerin maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi cabdi ayaa si dhuumasho ah waxaa xalay ku tegay qeybo kamid ah xaafada Muuse Biixi cabdi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi umaysan Suuro galin uu si caadi ah ugu tamash leeyo xaafada New Hargaysa balse waxaa uu nasiib u helay in uu Hotelka Goolden kula kulmo xubno xaafadaasi kamid ah.

KHAATUMONEWS.COM