Daawo Live Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Caawa Loo Qabtay Madaxweynaha Jabuuti,

Muqdisho{ Khaatumonews }Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa sharaf ugu sameynaya xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho wafdigii uu horkacayey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta soo gaaray Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa sidoo kale casho sharafta ka qeyb galaya xubnaha labada gole ee dowlada, saraakiil, iyo masuuliyiin fara badan.

Koox fanaaniin ah ayaa sidoo kale ka qaadaya Munaasabada heeso wadani ah oo lagu soo dhoweynayo Madaxweyne Geelle iyo wafdigiisa, waxaana toos idikugu duqeynayaa goobta ay ka socoto casho sharafta