Warbixin:-Askari Xalay laascaanood Lagu Dilay

Magaalada Laascaanood caasimada Gobolka Sool waxaa Xalay ka dhacay Dil Loo geestay mid kamid ah askarta maamulka SNM,

Dilkan oo ka dhacay Badhtamaha magaalada laascaanood ayaa lagu fuliyay askari ka tirsan snm balse ka soo jeeda gobolka sool,

Dablayda fulisay dilka ayaa hore usii qaatay qoriga askariga halka aan ilaa hada wax war ahi ka soo bixin maamulka snm,