Waa Barnaamijkii Su aalaha Khaatumonews.com qeybtii Akhristayaasha  iyadoo barnaamijku yahay mid laba qeybood leh ah oo qeybna loogu talo galay ka jawaabistooda  akhristayaasha  qeyb-na loogu talo galay ka jawaabistooda Dadweynaha oo camerda lala dhex maraayo..

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Hadab qeybtii loogu talo galay  akhristayaasha maanta oo jimce  ah  ka faa iidaysi wacan

Su aal:: Waxaad sheegtaa waxa Alle abuuro wixii ugu horeeyey?

Jawaabta Saxda ah Noogu soo Dir Emailka {khaatumooffice44@gmail.com} Adigoo soo Raacinaya Magacaaga iyo Nambarkaga iyo meesha Joogto Si aanu Abaal marinta Kugu Soo Haga Jino.