Daawo:Maamulka SNM Oo Ka Been Sheegay Finland,

Maamul Beeleedka Snm ayaa si cad uga been sheegay dawlADDA Finland islamarkaana warbaahinta ku hADASHA afka maamulkaasi ku baahiyay war aan lahayn sal iyo raadtoona kana mid ah nolol maalmeedka lagu maaweeliyo 30 jirada Hargaysa iyo Burco ee Aqoonsi raadiska ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Haweeny sheegATAY in ay tahay masaxa jaaliyadda SNM ee Finland ayaa warbaahinta Eryal TvKa sheegtay in kulan ay la qaadatay Masuuliyiin iyo madax kamid ah wadanka Finland in La isku af gartay qodobo dhawr ah oo ay kamid tahay in Fiinland soo Dhaweynaso Baasaboorka SNM iyo Kaadhka Aqoonsiga,