Deg Deg:Khaatumonews.com Oo Laba Wariye U Magacowday Barnaamij Ay Lacag Ku Siinayso Bulshada Gobolada Garoowe,Laascaanood.Buuhoodle,Ka Faa’iidaysi Wacan,

Og:Maamulka Sare website-ka Khaatumonews.com

Og Tafatiraha Guud Ee Khaatumonews.com

Ujeedo Magacaabis,/Xil, Ref:007

Anigoo ka duulaya baahida loo qabo iyo muhiimada uu leeyahay Barnaamijka Su aalaha Dadweynaha,tixna galinaaya aqoonta,Kartida iyo firfircoonida ay u leeyihiin waxaan u magacaabay Labada Saxafi Liiban Qaran,iyo Maxamed Cali Bile inay Noqdaan Daadihiyaasha Barnaamjika Su aalaha Ee Gobolada Dalka Sida Garoowe,Laascaanood.Buuhoodle,

Barnaamijkan waa mid Su aalo dadka lagu weydiinayo isugu jira Maadi,Diini.Dhaqan,Islamarkaana waxaa ay shabakada wararka Khaatumonews,com ku bixinasa Lacag lagu abaal Marinaayo Guulaystayaasha taaso su aashiiba Abaalmarin uu ku mutaysan Doono Muwaadinku haduu say tahay uga jawaabo,

Iyana waxaa qeyb ka ah Akhristayaasha khaatumonews.com Barnaamijkan oo Emalka noogu soo diri kara jawaabta islamarkaana soo raacin kara Numberkiisa iyo magaciisa oo sadexan meesha u joogo si haduu ugu guulaysto aanu abaal marinta ugu soo Hagaajino,

Wada shaqayn Wacan/Bulshooy idina Ka Faa iidaysi Wacan

Agaasimaha Guud Khaatumonews.com

Abdul Moh artan